Qeexid

"Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta."

Qeexid Xigta

Qof aan caqli lahayn; nacas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sawir oo kali ah:
  • Cali Iman Sharmake ayaa ah sawirka hore.
  • Daawo sawiro dheeraad ah Faroole & Ilkajiir oo ku kulmey Bosaso Meelaha kale ee musharax C/raxmaan Faroole booqday waxa kamid ahaa Dekedda Bosaso isagoo indha indheyn ku sameeyay qaabka howluhu uga socdeen halkaas.