Qeexid

"(-xyo, m.dh) Qaylo dheer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sawax oo kali ah:
  • Adeegsiga rasaastan ayaa timid kadib markii dadweynihii halkaasi ku sugnaa ay buuq iyo sawaxan fara badan muujiyeen iyadoo askarigaasina uu damcay in uu dib u celiyo dadweynihii sugayey raashinka.
  • Afka barawaanida waxaa uu u dhow yahay afka sawaxiliga.