Qeexid

"Dhul xeebeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sawaaxil oo kali ah:
  • Wuxuu xitaa xusay af Sawaaxiliga.
  • Ergiga reer Sawaaxili, Ambasaar Kildhigaan oo dawladda Kiiniya u xilsaartay shirkaas Soomaalida budusha ka dhigo oo kooxahaas ururay kurkooda dawlad ka sameeyo.