Qeexid

"eeg saryuukh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sawaariikh oo kali ah:
  • Dhinaca kalena, waxa soo baxaya muran cusub oo ku saabsan inta ay le’eg tahay halista ay leeyihiin sawaariikhda riddada dheer ee dalka Ciraaq.
  • Jiib iyo Sawaariikh markuu jaranjarkii toogtey, jeebka iyo lacagtii markii jileyga loo laabay.