Qeexid

"(-iyo, m.dh) Weel laba qalbac isugu aabburan oo la dhexgeliyo quliyaasha laguna qaado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sati oo kali ah:
  • Yaasir Carafaat waxa uu ugu baaqay beesha caalamka inay wax ka qabtaan gardarada Israa’iil, isla markaana ciidamada Falsatiin gacan lagu siiyo sidii ay ciidamada Israa’iil uga bixi lahaayeen dhulka Falastiiniyiinta.
  • Bariisku waa siidh firileey ah oo ka baxa dhir loo yaqaano Oryza sativa (Bariiska Aasiya) iyo Oryza glaberrima (Bariiska Qaarada Afrika).