Qeexid

"Mid ka mid ah magacyada Eebbe."

Qeexid Xigta

Daah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sataar oo kali ah:
  • Cabdisataar Daahir Sabriye iyo Liiban Cali Nur waxay ahaayeen geesiyaal, muwaadiniin u hagar baxay dalkooda, shaqo waxtar lehna soo qabtay mudadii ay xilalka kala duwan ka hayeen Wasaaradda Warfaafinta.
  • Waxaa shaqadaas darteed loo dilay Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Maxamed Abkey, Yuusuf Cali Cismaan (Yuusuf Farey), Liibaan Cali Nuur iyo Cabdisataar Daahir Sabriye, waxaana la dhaawacay Deeqo Maxamed Axmed iyo Xasan Maxamed Abiikar (Xasan Matoorre).