Qeexid

"Si kedis ah cid uga nixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sasi oo kali ah:
  • . Xisbigu wuxuu utaaganyahay dhawridda karaamada insaanka iyo xuquuqdiisa assasiga ah, iyo sinaanta dhamaan muwaadiniinta sharciga hortiisa iyo helitaanka adeegyada bulshada.
  • Waxan ku odhan lahaa, eeg garabkaaga midig iyo ka bidixba, waxan ku odhan lahaa ogsoonow in kalsoonidii ummaddaadu isku qabeen isasii dhimayso, ogsoonow in mucangagnimo ay hore u shaqayn wayday maantana aanay kuu shaqayn doonin.