Qeexid

"Naxdin kedis ah oo lala argagaxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sas oo kali ah:
  • Markas kadib ayaa musharax waxaa loo soo galbiyey Hotelka uu ka dagay magaalada Bosaso isaga oo halkaas kula hadley saxafaada ka howlgasha degaanada Puntland.
  • Dadka qaraxa ku dhaawacmey ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka Magaalada Bosaso waxaana dhakhaatiirta isbitaalku noo xaqiijiyeen in dhawacyadoodu inta badan ay yihiin kuwo sahlan.