Qeexid

Dhawrashada sharafta la dhawrto.

Qeexid Xigta

Dulqaadka dhibaato loo dul qaato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine