Qeexid

"Ka s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarree oo kali ah:
  • Laakiin Riyadaas way dhabawday oo waxay Jaamacadda Camuud noqotay Jaamacadaha Dhulka soomaalidu degto kuwooda uga sarreeya hadaanay ahaynba Tan Koowaad.
  • Waxaa kale oo iyaduna jirtay in aanay badanka madaxdii maamulada goonida u go’ay la baxaan magaca “Khaliifka muslimiinta” oo la odhan jiray qofka ugu sarreeya ama madaxweynaha maamulka guud ee muslimiinta.