Qeexid

"eeg sarree."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarrayn oo kali ah:
  • Waxa la hayaa qoraallo uu ku dersay, lana filayo in faaqidaaddoodu marag u noqon doonto sarraynta aqooneed ee lagu tebeyay.
  • Hase yeeshee, waxaan ku daystay mar haddii uu isagu ahaa midkii aan hadal lagu celinayn inaan xafiiska cidina uga sarrayn.