Qeexid

"(-do, m.l) Meesha xoolaha la gadayo lagu xereeyo oo lagu siiyo caws iyo biyo; xero; deyr; siibad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sariibad oo kali ah:
  • Oodweyne: Dhismaha Sariibad Casri ah Oodweyne (Jam)- Duqa Degmada Oodweyne, Maxamed Cabdi, ayaa shalay xadhigga jaray dhisme sariibad casri ah oo loogu talogalay ganacsatada yaryar ee khudaarta, hilibka, caanaha iyo cagaashleyda.
  • Waxa kale oo iyana dawladda hoose ee Berbera dakhli ka soo galaa, cashuuraha maxaliga ah, sida; Cashuurta ardiyadaha, taysarooyinka, sariibadda iyo suuqyada kale ee ganacsiga.