Qeexid

"Ku s.: wax, wax kale cabbirkiisa la ekeysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sargoo oo kali ah:
  • Sidaana waxaa shaaca ka qaaday, Wasaaradda Maaliyadda oo shalay soo saartay War arrintaa ku Siduu sheegay warkaa Wasaaradda Maaliyadda ka soo baxay, sicirka sarrifka doollarka ee lagu sargooyo cashuuraha oo uu hore ugu qiimaysnaa halkii doollar 2500 Sh.
  • Qudradda, hilibka, Kalluunka iwm qoysaska magaalada ku nool ayaa lagu sargooyaa baahidooda maalmeed.