Qeexid

"sargo'an f.mg4 (-'naa, -nayd) Ku s.: wax, wax kale la jin ah ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sargo oo kali ah:
  • Madaxweyne Faroole waa hoggaamiye hankiisa wax qabad ku sargooyey howlaha murugsan ee horyaalla maammulkiisa.
  • Waxaana Electro College walba uu ku sargo'an yahay tirada guud ee dadka ku nool gobol walba.