Qeexid
Hilib saafan oo la dubay; naas.
Hilib saafan oo la dubay; naas.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof madax ah oo maamul dawladeed haya.
Qeexid Xigta: Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-no, m.l) Ul yar oo dhuuban. ld sarwaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sargo'in m.f.dh eeg sargo'i.
Qeexid: sargo'naansho m.l/dh ld sargo'naan.
Qeexid: sargo'an f.mg4 (-'naa, -nayd) Ku s.: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
Qeexid: sargo'naan m.f.dh eeg sargo'an. ld sargo'- naansho.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: sargo'i f.g2 Ku s.: wax, wax kale la jin ah ka yeelid.
Qeexid: sargo'id m.f.dh eeg sargo'.
Qeexid: sargo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ku s.: wax, wax kale la jin ah noqosho.
m.f.dh
Qeexid: eeg sargadee. ld sergedeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Ku s.: wax, wax kale cabbirkiisa la ekeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jeexdin yar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Qeexid Xigta: Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax saf gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sargoo. ld sargoys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld sargoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]