Qeexid

"Qof madax ah oo maamul dawladeed haya."

Qeexid Xigta

Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sargaal oo kali ah:
  • Juba oo ah Sargaal Sare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Puntland ayaa waxa sheegey in ay doonayaan in ay Siyaasad cad laga soo saaro arintan taas oo waxweyn ka badasha PPP.
  • Masuuliyiin uu hadley Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in ay ku raadjoogaan dadkii ka dambeeyay dilka Sargaalkan ayna horkeeni doonaan Caddaaladda.