Qeexid

"(-ooyin, m.l) Barwaaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sareedo oo kali ah:
  • Habartan oo magaceeda la yidhaahdo Sareedo af-dheer waxay ka soo ciyaar guday sariibadda Burco, waxayna tidhi: “Raadyow qaloocow qays baad is moodoo, waad qaxar badnaatee caawaba xagaad qaban.
  • Haddii diinta uu Rabbi u soo dejiyay in lagu samaado, lagu sinnaado, lagu sareedoobo, xaajigani dadka uun buu ku xujeeyaa, ku xagxagtaa, kuna xalaalaystaa hadba wixii uu rabo.