Qeexid

"sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sare oo kali ah:
  • Taas oo dhowr jeer ay ka shireen xukumada Cadde Muse iyo madaxda sare ee Dowlada Federaalka balse marna aan heshiis laga gaarin arinkaas xalintiisa.
  • Xildhibaanada kasoo horjeeda gudoonka sare ee Baarlamaanka DF oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku gacansayray hadalkii Madaxweyne Sh.