Qeexid

"Hadal maldahan oo macne ku qarsoon yahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarbeeb oo kali ah:
  • Labada tixood ee hore ee Miimleyda ahi, siduu Timacaddeba sheegay, waa sarbeeb oo waxay ku beegnaayeen beryihii runta la qarsan jiray, ee Ingiriisku aad ugu dhego-taagi jiray hadallada ka soo yeedhaya xisbiyada.
  • Saska UDUB iyo Sarbeebta KULMIYE Waxaan jeclahay inaan marka ugu horaysa u mahad naqo dhamaan saxaafada xorta ah ee ii suurto gelisay inaan kusoo bandhigo aragtidayda shaqsiyeed.