Qeexid

"Iska hor-imaad; dagaal; cadaawad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarayo oo kali ah:
  • "Waxa bilowday dajinta qorshe habeysan oo dalka looga sarayo ciidamada AMISOM" ayuu Sh.
  • Dhinaca kale xubno ka tirsan mucaradka dowlada Somalia ayaa ka digey in uu dhici doono dagaal balaran oo ciidamada Ethiopia ee tagera DF ah lagaga sarayo wadankas.