Qeexid

"eeg saree."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarayn oo kali ah:
  • Arrintani waxay sababtay sida muuqata, loollan Xukuumadda dhexdeeda ah iyo hab-dhaqano kale oo aan la arki jirin intii uu noollaa Madaxweynihii sidii Madaxweyne-yaal aanay cidiba ka saraynin intii Madaxweynahan cusubi talada hayay.”
  • Sare u qaadida wacyiga shacabka iyo ku adkaynta dhowridda anshaxa Islaamka iyo kan wadaniga ah, sida walaalnimada, xorriyada qofka, shuuraha, cadaaladda, saraynta sharciga iwm.