Qeexid

Ka istaagidda fadhi laga istaago. ld sarakicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarakac oo kali ah:
  • Waxa kale oo iyana dhacday inuu mudane ka tirsan isla guddiga dhaqaalaha uu markii Siciid hadalka laga joojiyey la sarakacay warbixin kale oo la xidhiidha miisaaniyadda, laakiin khilaafsan warbixinta Siciid Cilmi Rooble.
  • Aabo miyaan khayaar leeyahay saw Wiil Waal raggii ma amrin inay sidaa yeelaan, waynu ku qasbanahay ee aabo sarakac oo durduri, ayuu ugu jawaabay.