Qeexid

"Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo."

Qeexid Kale

Saf.

Qeexid Xigta

Beerfal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarac oo kali ah:
  • Lama oga sida baarlmaanka uu Ra'iisul Wasaaraha uga qancin doono cid saxiixa heshiiska Saracen, wasaaxe jirta in Wasiirka Warfaafainta Xukuumada Soomaaliya uu dhowaan sheegay in heshiiska ay dib uga laaban doonaan.
  • Xildhibaan Cali Aadan C/laahi oo saaka warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa xaqiijiyey in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu maanta hor imaan doono baarlmaanka si uu cadeeyo cid saxeexday heshiiskii shirkada Saracen.