Qeexid
Wax dhici doona mala-awaalid.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax dhici doona mala-awaalid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg saraadi. ld saraadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld saraadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg saraad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax dhici doona mala-awaalid.
Qeexid Xigta: Dhacdooyin tilmaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax dhici doona oo la sii sheego.
Qeexid Xigta: Calaamado iyo dhacdooyin tus meeya wax dhici doona.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhici doona sii sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa yaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sakaraad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhibaato weyn; dareen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof dagaal ku guubaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xanuun aad u daran.
Qeexid Xigta: S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: S. ah: qof kibir badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax sheegidda si cad oo aan qaris lahayn wax loo sheego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-rco, m.l) Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rbay, -rabtay; -rbi) Ulo yaryar meel ku teedid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo.
Qeexid Xigta: Beerfal.
Qeexid Kale: Saf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax beerid.
Qeexid Xigta: Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]