Qeexid

"(-rro, m.dh) Ilmo yar. ld siqiir1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saqiir oo kali ah:
  • Odhaahda Akhristaha: Xornimadii Somaliland Iyo Xuska Maanta. 18 May waa munaasabad wayn waxaana loo dabbaal degayaa sannad guuradii 12naad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshada xornimadii Somaliland ee saqiirtay lixdankii.
  • Dhawr maal-mood ayey saddexda mataanood, iyaga oo isu dhan ifka nolol ku joogeen, laakiin nasiibku kuma simin inay maanta isu noolaadaan, waxaana saqiiray wiilkii ka mid ahaa saddexda mataanood, halka ay weli nool yihiin labadii gabdhood.