Qeexid
Gelindhexaad.
Gelindhexaad.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe.
m.dh.t
Qeexid: .j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma saddexda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bartame.
Qeexid Xigta: Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-do/-dyo, m.dh) Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: M. ah: wax leh qiyaas caadi ah.
Qeexid Xigta: M.ka: celcelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gelindhexe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Qeexid Xigta: Cunto safarka loo qaato; sahay.
Qeexid Kale: Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld saamax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.l) Diyaarinta wax sidii la rabay loo diyaariyo si hawl loogu qabsado.
Qeexid Xigta: ld sallixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gelindambeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]