Qeexid

Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo.

Qeexid Xigta

Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sanuun oo kali ah:
  • Sidoo kale Geelu kaadi udgoon badan “Way na saaqdaye sanuunta udgoon maadigaa sida oo sibraha ku leh”ayaa loogu heesaa geela.
  • Sidoo kale Geelu kaadi udgoon badan “Way na saaqdaye sanuunta udgoon maadigaa sida oo sibraha ku leh”ayaa loogu heesaa geela.