Qeexid

"(-ooyin, m.l/siniin, m.dh) ld sannad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sano oo kali ah:
  • Dadka dhintay ayaa waxay isugu jireen 5-dumar ah, 4-rag ah iyo 2-caruur ah, waxaana ilmaha ku dhintay shilkaas ka mid ahaa wiil da'diisu ka hoosayso 1-sano, dhamaantoodna waxay ahaayeen rakaabkii gaariga.
  • Khaddiijo waxay ahayd qof maalqabeen ah quruxna leh oo ka sheegganayd haweenkii qureysheed, waxayna da'deedu ahayd markaas 40 sano.