Qeexid

"/dh (-do, m.l) Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood. ld sanad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sannad oo kali ah:
  • Odowaa waxa uu sheegay inay sannadkii hore Machadka uga qallinjebiyeen 33 arday oo ahaa dufcaddii koowaad, tirada guud ee ka qallinjebisaya yihiin 79 arday.
  • Mudaaharaadkan rabshadaha wata ayaa wuxuu imaanayaa xilli ay xildhibaannada qaarkood shalay ku goodiyeen in xukuumadda haddii shaqada laga eryo ay taageeri doonaan in doorasho la qabto inta aan la gaarin bisha Ogoosto ee sannadkan.