Qeexid
Koox fardo dhufaanan ah oo xoogna leh.
Koox fardo dhufaanan ah oo xoogna leh.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld saagoti2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld saagootiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Cid amba bixin. ld sagooti2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sii ambabixinta cid meel aadaysa la sii ambabixiyo.
Qeexid Xigta: ld saagoo-tiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld sagootiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld senge.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld senti
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Kintir.
Qeexid Xigta: Sangaalle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld saagootiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld saagooti1, sagooti1, sagootiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Qeexid Xigta: Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Qeexid Kale: Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tixri sanka geela iyo ariga gudihiisa ku dhasha. ld sangal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]