Qeexid

"sanduuqa codka m.l (-qyo ..., m.dh) (baay.) Lammaane xuub liilsami kara ah oo ka soo taagan qulaanqushaha lafdhabarleyda qaarkeed. Codka waxa la soo saaraa marka hawada maraysa qulaanqushaha ay dhaqdhaqaaqijso sanduuqa codka. Dha waaqa codka la soo saaraa waxa uu ku xidhan yahay giigsanaanta sanduuqa codka, kaasi oo ay xukumaan muruqyada iyo carjawda qulaanqushuhu."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sanduuqa oo kali ah:
  • Sanduuqaas halhayskiisu waxa uu yahay magaca uu buuggani sito oo ah Gobannimo bilaash maaha.
  • Kaas oo haddii la tiriyo iyo haddii la laalaba khilaaf weyn dalka ku abuuri kara, sanduuqaas oo la tirtiro iyo doorashada oo gebi ahaan la tirtiro waxa inoo roon, doorashada oo la tirtiro.