Qeexid

"Shay ka samaysan qori alwaax ah ama bir oo dharka iyo alaabta lagu rito."

Qeexid Xigta

Meel lagu kaydiyo hanti hay'adeed iwm. ld santuukh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sanduuq oo kali ah:
  • Waxa codbixiyaha laga doonayaa inuu iskutalaab ku sameeyo xisbiga uu taageersan yahay ka hor intaanu xaashida ku ridin sanduuqa.
  • Sanduuqa ISF wuxuu hadda wadanka ka wadaa mashaariic ay kamid yihiin iskuulo lagu barto farsamada gacanta kuna kala yaala magaalooyinka Hargeisa iyo Burco.