Qeexid

"ld sambab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sanbab oo kali ah:
  • Muddo markuu sigaaryo-cabku ugu wado sunta kiimikada ah ee sigaarka sanbabadiisa ayuu qayb weyn ka qaataa kansarka inuu kaga dhaco sanbabada.
  • Laydha macaan ee dhacaysa, iyo carafta udgoon ee dhulka xagaayadii ku hoortay ka soo butaacaya inaan sanbabada ka sii dhaansado ayaan goostay.