Qeexid

"(-myo, m.dh) Wax laga sameeyey dhagax, qori iwm oo dadka qaarkiis caabudaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sanam oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaa jira sanamyo la dhiso kuwaas oo astaan iyo calaamad u ah magaalo, deegaan, shirkad ama urur.
  • Markii aanu gaadhnay meel aanu ku nasano ayay saaxiibaday I weydiyeen halka uu sanamkii maray, waxaanan ugu jawaabay; waanigii cunay!