Qeexid

"(-gyo, m.dh) Dhul buuraley ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sanaag oo kali ah:
  • Max-kamadda Rac-faanka gobolka sanaag: 1- Axmed Iidle Saleebaan, gudoomiye iyo 2- Cali Cabdi Cali-maax, garsoore.
  • Wasiirka ayaa diidan in shirkaan gobolada la sheegey aysan isugu wada imaan balse Issimada isugu yimid yihiin Sool,Ceyn iyo qayb ka tirsan Sanaag.