Qeexid

"Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo."

Qeexid Kale

Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.

Qeexid Xigta

Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga san oo kali ah:
  • Sannadkaasaa bilo u qaybsami jiray.
  • Madaxweynaha ayaa durey saxaafada wax ka qorta arrimaha shidaalka isla markaana yiri in dad meelaha ka hadla aysan waxba ka badali karin danaha Puntland.