Qeexid
Wax san noqosho.
[-maaday, -maatay]
f.mg3Wax san noqosho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld samaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld samaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Roob da'a xilliga xagaaga ah.
Qeexid Xigta: Xiddig magaciis. ld samuulad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -mray, -martay
Qeexid: ld sabar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax sumaysan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld sabri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sumayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Waa, jeer, goor. ld saben, semen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) (nax.) Labo erey oo isku micno leh. Tus. “irrid” iyo “illin”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld samayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lway, -lowday; -lwi) ld salaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -maaday, -maatay
Qeexid: Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax aasaas leh noqosho.
Qeexid Xigta: Wax la xaqiijiyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax hagaajin.
Qeexid Xigta: Fal ku kicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -mray, -mirtay
Qeexid: Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]