Qeexid

"eeg samirsii. ld sabarsiin, sabarsiis, samirsiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samirsiin oo kali ah:
  • Sheekh Cabdiraxmaan oo xalay la dilay Sheekha, ayaa waxaa uu kamid ahaa Culimo xalay soo jeedinaysay nadwo lagu samirsiinayay dadkii hantiooda ay ku bas-beeshay dabkii qabsaday suuqii bacadlaha ahaa ee Boosaaso.
  • Waasuge kolkaas damcay in uu qoyskii Xaajiga mag-dhaw ka siiyo guriga iyo samirsiin.