Qeexid

"Qof samir gayeysiin."

Qeexid Xigta

Qof wax uu ku sabro siin ama u sheegid. ld sabarsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samirsii oo kali ah:
  • Chievo, ayaa difaacatay kaalinta shanaad markii ay 2-1 kaga adkaatay Verona, waxayna haysataa 45 dhibcood, sidoo kale AC Milan ayaa 44 dhibcood urursatay kadib markii ay 1-0 ku samirsiisay Piancenza.
  • Waasuge kolkaas damcay in uu qoyskii Xaajiga mag-dhaw ka siiyo guriga iyo samirsiin.