Qeexid

"Dulqaad iyo adkaysi dhibaato loo yeesho. ld sabar1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samir oo kali ah:
  • Halkii bay ku daateen, shaahii iyo bariiskii yaraana nafta ku samirsiiyeen, dumarkiina sarabtii bay durba qotomiyeen, madaxana isu geliyeen.
  • Sidaa darteed, wuxuu Suubbanaha Rasuulka (scw) kula dardaarmay Abuu Dar inuu badiyo dulqaadka faraha badan iyo samir badan.