Qeexid

Naar ka mid ah toddobada naarood. ld saciira.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samhariira oo kali ah:
  • Dhaxan samhariira ka qabow ayaa bilawgii labadooda kor saarnaa.
  • Waxaan taas u soo qaatay oo aan saa u leeyahey qofkaygii soo arkay socdaalkii sixiimadaha, sakaraadkii saaxiibaday, silicii dhimashada iyo jeelkii samhariira, ku cibra qaatay maan noqon!