Qeexid

"Wax hagaajin."

Qeexid Xigta

Fal ku kicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samee oo kali ah:
  • Maayarka wuxuu sheegay inay had iyo goor dhacdo marka talaabo cusub la qaadayo in dacaayad la sameeyo, iyada oo aan la hubsan ujeedada talaabada la qaadayo.
  • Markii loo sooqabtay dadkii xasuuqaa ka danbeeyay way cafisay oo waxay ka doorbidday sida ay iisheegtay nabadda iyo is cafiska waddanka laga sameeyay.