Qeexid

(-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo.

Qeexid Xigta

Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sambab oo kali ah:
  • Dad laba bilyan gaadhaya ayuu cudurkan oo badanaa sambabada ku dhaca, waxa kale oo uu cudurkani ku dhacaa lafaha, xaglaha iyo maskaxda.
  • Isticmaalka sigaarka wuxuu keenaa cimri deg-deg, midabka oo is-bedela, ilkaha oo casaada iyo xanuuno badan oo halis ah sida xanuunka "Kansarka" sambabada, kansarka dhuunta, kansarka faruuryaha iyo kuwo kale oo badan.