Qeexid

"Wax hagaagsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samayso oo kali ah:
  • Dr Maxamed waxa uu sheegay in aan Kulmiye horena doorashadii aan looga badin maanta haddii ay dhacdana ay noqon doonto mid ku timaada musuqmaasuq iyo faragalin xukuumadu ku samayso nidaamka doorashada.
  • Dawladaha Ruushka iyo Faransiiska ayaa kahor intii aan la ogolaanin go’aankan ka codsaday Dawladda Maraykanka inay isbeddel ku samayso qaar ka mid ah qodobada mashruucan iyagoo kadibna ogolaaday in la ansixiyo.