Qeexid

"samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samaysan oo kali ah:
  • Wuxuu ka soo bilaabmay Usha iyo Budhka, wuxuuse sii khatat noqday markii la helay birta iyadoo la sameeyey noocyo kala duwan oo hub ah kana samaysan bir sida toorayda, gol-xobka, seefta iwm.
  • Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ciraaq, wuxuu u sheegay TV-ga Jazeera in ay dawladdiisu si fudud u caddayn karto eedaynta Maraykanka ee ah in ay Ciraaq samaysanayso hubka sida ba’an wax u gumaada ama horeba ay u samaysatay.