Qeexid

"(-nno, m.dh) Waa, jeer, goor. ld saben, semen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saman oo kali ah:
  • Wafdigu waxay kormeereen dugsiga wayne ee Cumar Samantar Secondary school oo ka mid ah dugsiyada ugu waa wayn Somaliya.
  • Saciid Yuusuf, waxa uu sheegey in sidan ay u sameynayaan maadaama uu dhiig ku daatey cabashada Doorashada, waxaana uu sheegey in ay samanayaan si kasta oo ay ku qanci karaan Ururada Siyaasadeed.