Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Qof wax wanaagsan sameeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samafale oo kali ah:
  • Ma'uulkaan ayaa kamid ahaa in ku dhow 10 shaqaale samafaleed oo inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho lagu afduubey kuwaasoo intooda badan weli ku maqan yihiin gacanta kooxihii qafaashey.
  • Laba nin oo dabley hubeysan ah, oo aan heybtooda la garan, ayaa fiidkii Arabacada toogtay oo dilay C/qadir Yusuf Kaariye (Owliyo), oo ahaa samafale quudin jiray dadka ku barakacsan aagga Lafoole ee duleedka Muqdisho.