Qeexid

"Wanaag iyo taageero cid loo sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samafal oo kali ah:
  • Howlaha samafalka iyo xuquuqda aadanaha Dhanka howlaha samfalka, Ban Ki-Moon ayaa warbixintiisa ku sheegay in colaadaha iyo ugaarsiga shaqaalaha gargaarka ay curyaamiyeen howlahaas.
  • Hadda waxaan degganahay magaalada Ottawa, waxaanan ka shaqeeyaa hay’ad samafal ah oo dadka qaxootiga ah u gargaarta.