Qeexid

"Cid wax la siiyey ka qawadday ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saluugsan oo kali ah:
  • Lafta-garen, ayaa gaashaanka ku dhuftay in xilka loo magacaabay uu saluugsan yahay, balse wuxuu sheegay inuu diidan yahay in heshiisyada iyo sharciga dalka u dagsan laga tilaabsado, loona magacaabo wasiir cidii la doono.
  • Qorshaha ah in ciidamada Darawiishta lagu biiriyo DFKMG ah qaabka 4.5 ayaa waxaa aad u saluugsan Cadde Muse iyada oo uu tageeray wasiirkiisa Maaliyada Mr.