Qeexid

"Qawadidda qof wax la siiyey ka qawado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saluug oo kali ah:
  • Waxay kolka tiri "Barka soo haree suugaanta u heelan maxay sugayaanoo saxariirta iigu daawanayaan, ma iyagaan isla soconoo duul sii kala jeeda ah, ma saluug ba jirtoo somali beyna isla hayn, mase sama iyo wanaag lagu wada socdaan sifihiisiba la hayn?"
  • Khilaafkan cusub ee soo kala dhexgalay xubnaha Komishanka Doorashooyinka waxa uu caqabad ku noqonayaa hawlihii diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka oo markii horreba bulshadu saluugsanayd habsami-u-socodkooda.